Filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi

Filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi

Su’aasha: 1.Asc wall waxaan go aan ku qaatay inaa siigada iska daayo iina soo duceeya in ilaahay iga madoobeeyo 2.Tan labaad siigo ayaan rabaa inaa iska daayo hadana filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi waan iska daawan karaa 3.aflaam ta anshax darada maku jiraan filimada caadiga ah oo hindida intaas […]

Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Dhismahan waa dhismaha wasaaradda deeqda badda iyo kalluunka ee ku taalla magaalada Xaydarabaad ee dalka India. Waxaa loo dhisay qaab kalluun qofka wuxuu u malaynayaa kalluun weyn markuu meel dheer kasoo arkayo. Waxaad ku arkaysaa sawirkan baraha bulshada asoon la sheegin meesha uu ku yaallo dhismahan. Sida la og yahay adduunka waxaa ka jira tartan […]

Nin hindi ah oo Trump sanam ka sameystay

Ninka hindiga oo Trump sanam ka sameystay

Hindi waxay ka mid tahay meelaha ugu badan shirkiga iyo caabudidda sanamyada, waxaa ka jira intaas oo diin ah ay dadka iska sameysteen. Waxaad arkaysaa qof caabudaya mas ama lo’ ama naag ama digaag ama dameer wax kastoo maskaxadaada kusoo dhaco dad ayaad arkaysaa  India ku nool oo waxaas ilaah ka dhiganaya. Nin ayaa sanam […]

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay India waxay ka mid tahay dalalka ugu yaabka badan dunida. waxaana la dhihi karaa waa dalka ugu khuraafaadka badan sidoo kale sixirka iyo tafaafulka. Waxaa laga helaa dad caabudayo waxyaalo  kala duwan oo aan ku soo dhicin caqliga aadanaha. Gabar u dhalatay dalkaas oo loo guuriyay eey  […]

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Pakistan calan maxay lo' ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah Waxaa la og yahay India iyo Pakistan inay ku loollamayaan gobolka Kashmiir, india ayaa la sheegay inay amar ku bixisay in iidankooda ay toogtaan meel kaste ay ku arkaan calanka dalka Pakistan, marka Pakistan waxay sameeyeen arrin cajiib ah, calankooda ayay ku sawireen lo’da. waxaa la […]

Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

blank

Cayaarta Yoga loo yaqaano waxay kasoo jeeddaa dalka hindi waa dhaqanka diinta hinduusiga iyo budida. Waxaa aad loogu faafiyaa dunida iyadoo laga dhigayo jimicsi caadi ah. waxaa kaloo laga dhigaa inay caafimaad leedahay waxaana u badan yogada dumarka. meelo badan ayaa u furan yoogada lagu sameeyo. dood weyn ayaa ka dhacday marka ay soo baxeen […]

Sawirada diyaaradda India ooy Pakistan soo ridday

Sawirada bakistan ay faafisay

Saaka waxay soo rideen ciidanka cirka dalka Pakistan labo dayuurad dagaal oo ay leedahay dowladda India, marka ay soo weerareen kaddib Kashmir halkaan ka akhriso faahinta: War degdeg Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday