Categories
Sheeko Story

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar Waxaa la sheegay haweeney inay xanuun iska dareentay markaas ayay aadday isbitaalka si ay isu soo baarto, markii la baaray ayaa dhakhtarka u sheegay inay kelliyaha beeshay oo ay shaqdooda istgaatay, marka waxaa timidloo soo celiyay gurigeeda, waxaa u yimid haweenka deriskeeda ah oo iyada soo booqanaya, […]

Categories
Fatwada

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay Ducada maalinta Carafa waa duco la aqbalo, waa maalin aad u fadli badan, waa fursad aad u weyn qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ka faa’idaysto fursadda maalintan, waa maalin Ilaahay addoomaha ka xoraynayo naarta, waa maalin dambiyada uu u dhaafayo addoomaha oo dhan muslimiinta ah. Ducada maalinta Carafaad […]

Categories
News Sawirada

Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay

Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay Garoonka kubadda cagta waxaa loo baddalay magaca Ing Yariisow. waxaa kasoo qaybgalay familka Ing Yariisow waxaana kasoo qaybgalay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu horreeyo Farmaajo iyo Khayre. waxaa meesha ka hadlay wiilka Ing Yariisaow. sawirada ayaad halkaan ka arkaysaa sida loogu soo qaybgalay kulanka ducada loo dhigay […]

Categories
News

Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab UK leedahay

Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab An Iranian boat chases a battleship in the Strait of Hormuz Warbaahin laga leeyahay dalka Iran ayaa soo bandhigtay Video muujinaya markab dagaal uu leeyahay dalka Ingiriiska oo ka cararaya doomaha ay leeyihiin ilaaliyeyaash kacdoonka islaamiga ee Iran. waxaa ka dhex hadlaya muuqaalka qof ka tirasn ciidanka ilaaliyeyaash kacdoonka […]

Categories
News

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah Waxaa la og yahay India iyo Pakistan inay ku loollamayaan gobolka Kashmiir, india ayaa la sheegay inay amar ku bixisay in iidankooda ay toogtaan meel kaste ay ku arkaan calanka dalka Pakistan, marka Pakistan waxay sameeyeen arrin cajiib ah, calankooda ayay ku sawireen lo’da. waxaa la […]

Categories
Bulsho Society News

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay Warakan waa war aad la yaabi doonto, waxaa adag inaad rummeysato, laakin haddaad daawato ninkan waad rumaysanaysaa warkan. Waxaa kaloo laga fahmayaa sheekadan in soomaalida ay aad u jecel yihiin qabyaaladda iyo qabiilka, haddaysan sidaas ahaan lahayn ninkan ma awoodeen inuu lacag ka sameeyo, teeda kale waxay tilmaamaysaa dadka […]

Categories
News

Sawirka dadka soomaaliyeed saameeyay

Sawirka dadka soomaaliyeed saameeyay waa Sawir Faafay oo Laga Qaaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Xajka Wada Hooyadii Cadar Maxamed Warsame. Waxaa lagu faafiyay sawirkan baraha bulshada dad badan ayaa ka hadlay, dadka qaarkii waxay tilmaameen inuu yahay Muuse biixi qof hooyadii baarri u ah. The most attractive image on social networking sites about […]