Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab

An Iranian boat chases a battleship in the Strait of Hormuz

Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab UK leedahay
Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab UK leedahay

Warbaahin laga leeyahay dalka Iran ayaa soo bandhigtay Video muujinaya markab dagaal uu leeyahay dalka Ingiriiska oo ka cararaya doomaha ay leeyihiin ilaaliyeyaash kacdoonka islaamiga ee Iran.
waxaa ka dhex hadlaya muuqaalka qof ka tirasn ciidanka ilaaliyeyaash kacdoonka islaamiga ee Iran oo leh markabka ingiriiska waa naga cararayaa ayagoo leh waxaan u nimid inaan ilaalino markabyadeena ganacsiga, daawo muuqaalka

Muuqaalka daawo

Iranian media has released a video showing a British warship chasing Iranian Revolutionary Guards boats.
A member of Iran’s Revolutionary Guards is heard saying the British ship is chasing us, saying we have come to protect our commercial ships. Watch the video
An Iranian boat chases a battleship in the Strait of Hormuz

Watch a the video

 

Leave a Reply