Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow Waxaan maanta lagu soo dhoweeyay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya qoyska Guddoomiyihii gobolka Benaadir Allaha u naxariistee Abdirahman Omar Osman – Eng. Yarisow oo Wasaaraddan laba jeer Wasiir ka noqday, waxa ay booqdeen xafiisyadii iyo goobihii uu ku shaqeyn jiray ku dhowaad mudo Toban Sano ah oo […]
Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay

Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay Garoonka kubadda cagta waxaa loo baddalay magaca Ing Yariisow. waxaa kasoo qaybgalay familka Ing Yariisow waxaana kasoo qaybgalay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu horreeyo Farmaajo iyo Khayre. waxaa meesha ka hadlay wiilka Ing Yariisaow. sawirada ayaad halkaan ka arkaysaa sida loogu soo qaybgalay kulanka ducada loo dhigay […]
Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow

Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow Wiilka uu dhalay Ing Yariiswo ayaa soo dhoweeyay shekh Cabdiraxman Sudeys oo ah imaamka maska xaramka. sawirada ayuu soo dhigay barta Facebook. sida la og yahay Ing Yariisow wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar markii uu ku dhaawacmay kaddib qarax lala beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir Son of […]
Wiilka Ing Yariisow oo hadlay

Wiilka Ing Yariisow oo hadlay Wiil uu dhalay Ing. Yariwo oo lagu magacaabo Maxmed ayaa ka hadlay geerida aabbihiisa, wuxuu kusoo qoray barta Facebook tacsi wuxuu yiri: إنا لله وإنا إليه راجعون Today the people of Mogadishu lose their Mayor; but I lost my Father. May Allah Grant him the highest rank of Paradise. Maanta […]
