Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay

Garoonka kubadda cagta waxaa loo baddalay magaca Ing Yariisow.

Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay
Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay

waxaa kasoo qaybgalay familka Ing Yariisow waxaana kasoo qaybgalay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu horreeyo Farmaajo iyo Khayre.

waxaa meesha ka hadlay wiilka Ing Yariisaow.

sawirada ayaad halkaan ka arkaysaa sida loogu soo qaybgalay kulanka ducada loo dhigay Ing Yariisow, waxaa ku jira sawirada sawir taariikhi ah oo kulminaya ing Yariisow iyo caruurtiisa, sidoo kale sawiro kale oo la qaaday markii salaadda lagu tukanayay.

Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

The Ing Yarisow family and the prayer for their father

The football stadium was renamed Ing Yarisow.
The Ing Yarisow family and the leaders of the Somali government, led by Farmaajo and Khayre, attended the prayer meeting for Ing Yarisow.
You can see the pictures here of how the prayer meeting for Ing Yarisow was attended, including a historical photo of Ing Yarisow and his children, as well as other pictures taken during the prayer.

Leave a Reply