Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

The role of intelligence in stimulating trade

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Warakan waa war aad la yaabi doonto, waxaa adag inaad rummeysato, laakin haddaad daawato ninkan waad rumaysanaysaa warkan.

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay
Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Waxaa kaloo laga fahmayaa sheekadan in soomaalida ay aad u jecel yihiin qabyaaladda iyo qabiilka, haddaysan sidaas ahaan lahayn ninkan ma awoodeen inuu lacag ka sameeyo, teeda kale waxay tilmaamaysaa dadka soomaaliyeed inay kala reermagaalsan yihiin, tusaale ahaan dadka gibilcadka waxay ahaayeen dadka wadanka soomaali maamuli  jiray uguna caqli badnaa uguna nabadda jeclaa marka loo eego soomaalida gibilka madow oo badankooda kasoo jeeda xabashada ama itoobiyaanka, waxaad dareemi kartaa marka aad eegto dhaqanka soomaalida guud ahaan iyo maamulka iyo shaqaysiga, dadka gibilcadka waa dad reer magaal ah oo aan jeclayn shaxaadka, waxay ka helaan shaqada laakin dadka kale waxay aad uga helaan inay cunaan wax aysan shaqaysanin, qof soomaaliga madow wuxuu jecel yahay inuu shaxaado ama inuu waxa dhaco ama boobo xoolaha dadka, marka dowladda ay jirtay soomaalida madow waxay ku noolaayeen shaxaad, waxaad arkaysaa dhaliyaro ka timid baadiyaha oo xamar iyo magaalooyinka kale yimid oo qaraabadooda la nool, cuntada la cunayajiif iyo sheeko waxan ahayn ma garanayaan, lagama yaabo inay shaqaystaan wayba ka xishoodaan shaqada, marka dagaalka dhacay isla kuwaas ayaa hub qaatay oo isbaaro bilaabay, marka yurub la galayna waxay noqotay in been lagu noolaado.

Muuqalkan haddaad daawato waxaad ogaanaysaa reer xamar inay ka caqli badan yihiin dadka kale, waxaad ogaataa nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay ma sahlana.

Sida la og yahay qabyaalad wax fiican ma aha, nin kaste qabyaalad aaminsan wuxuu kala kulmaa xumaan iyo shallaay.

Diinta islaamka qabiilka si xun in loo adeegsado way reebtay, waxaa laga wadaa taas in laysku laayo oo laysku naco, beel beel kale ka fiican ma jirto, qabiil qabiil kale ka laandheersan ma jiro, Alle ka cabsi hadduu jiro mooyee,  wuxuu yiri Alle (SW):

 

 (يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ ).

(Dadow waxaan idinka abuurnay lab iyo dhaddig, waxaanna idinka yeelnay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, ruuxase ugu sharaf badan Alle agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badan, Allana wax walba waa ogyahay)

Wuxuu yiri rasuulka (SCW):

(يَا أَيُّهَا النَّاسُ: إِنَّ رَبَّكُمْ وَاحِدٌ ، وَإِنَّ أَبَاكُمْ وَاحِدٌ ، أَلَا لَا فَضْلَ لِعَرَبِيٍّ عَلَى عَجَمِيٍّ ، وَلَا لِعَجَمِيٍّ عَلَى عَرَبِيٍّ ، وَلَا لِأَحْمَرَ عَلَى أَسْوَدَ ، وَلَا أَسْوَدَ عَلَى أَحْمَرَ ، إِلَّا بِالتَّقْوَى ، إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللهِ أَتْقَاكُمْ … )

Dadow: rabbigiina waa hal, aabbihiinana waa hal, qof carab ah kama fadli badna qof cajam ah, qof cajam ahna kama fadli badna qof carab ah, qof guduudanna kama fadli badna qof madow, qof madowna kama fadli badna qof guduudan Alle ka cabsi mooyee, kiina ugu qiimaha badan xagga Alle waa kiina ugu taqwo

badan).   Waxaa wariyay Abuu Nucaym iyo Bayhaqi

 

 

 

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More