Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Waxaa la og yahay India iyo Pakistan inay ku loollamayaan gobolka Kashmiir, india ayaa la sheegay inay amar ku bixisay in iidankooda ay toogtaan meel kaste ay ku arkaan calanka dalka Pakistan, marka Pakistan waxay sameeyeen arrin cajiib ah, calankooda ayay ku sawireen lo’da.

Pakistan calan maxay lo' ugu sawirtay sheeko cajiib ah
Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

waxaa la sheegay markii ay arkeen ciidanka India calanka Pakistaan oo lo’da ku sawiran lo’dii ayay ku dul ooyeen, maxaayeelay hinduuga waxay caabudaan lo’da.

Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Why did Pakistan draw a cow on its flag? A strange story

Image flag of Pakistan on the cow baffles Indian soldiers

It is known that India and Pakistan are fighting over the Kashmir region. India is said to have ordered its soldiers to shoot wherever they see the Pakistani flag. So Pakistan did something strange, they drew a cow on their flag.
It is said that when the Indian army saw the Pakistani flag with a cow drawn on it, they cried over the cow. Why do Hindus worship cows?

 

Leave a Reply