Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay

Su’aasha: Asc wr, wll xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay ,riyadaan maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xajka waxay tilmaamaysaa qofka inuu Alle u dhowaan doono, sidoo kale inuu darajo heli doono waa riyo fiican, xajka wuxuu kaloo tilmaamaa wanaag iyo samafal iyo camal suuban.
Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa

Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa Su’aasha: ASC waxaan kujirna maalmaha fadhliga badan marka acmashe ugu fadli badan OO lasameya Ruuxa isago soon qala ah laguleyahay masoomi kara suna Kee I fadhli badan inan malmahan Soonka sunnada soomo iyo inan badalkeda Soonki qalaha aha soomo thanks Jawaabta: Camalka maalmahaan nooc […]
Sawiro laga qaaday xujaayda iyagoo taagan Carafo

Amazing pictures of pilgrims in Upper Arafat
Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka. wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا رَفَثَ وَلَا فُسُوقَ وَلَا جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُوا مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ وَتَزَوَّدُوا فَإِنَّ خَيْرَ الزَّادِ التَّقْوَى وَاتَّقُونِ يَاأُولِي […]
Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay Ducada maalinta Carafa waa duco la aqbalo, waa maalin aad u fadli badan, waa fursad aad u weyn qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ka faa’idaysto fursadda maalintan, waa maalin Ilaahay addoomaha ka xoraynayo naarta, waa maalin dambiyada uu u dhaafayo addoomaha oo dhan muslimiinta ah. Ducada maalinta Carafaad […]
Sawiro xajka 60 sano kahor

Sawiro xajka 60 sano kahor Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada. eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore. sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo dhagaxtuurka mino tabeello xayaysiis ah loogu oggolaaday. sidoo kale waxaad arkaysaa dad xujaay […]
Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada Tobanka bisha dilxija waxay leedahay fadli badan aan lasoo koobi karin, fadligaas waxaa kusoo aroortay nusuus aad u fara badan oo tilmaamaysa camalka la qabanayo tobanka bisha dulxija inuu yahay camal aad u weyn oo barako badan leh ajir weynna laga helayo. Guud ahaan qofka muslinka waxaa laga rabaa […]
