Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Su’aasha: Asc waxaan ibiyay alaab lkn lacagtii aya laydhahay aan kusoo qaado balse lacagtii ayaa laygala raagay amaahna maysoo galin meesha tasi ribo manoqon kartaa Jawaabta: Alaab aad iibisay oo lacagteeda kaa soo daahday ribo ma noqon karto, qof alaab deyn waad ku siin kartaa waxna waad amaahin kartaa waqti ayaad ku heshiinaysaan, ribada waa […]

Badeecada in la qaaliyeeyo ama dadka lagu khiyaano

Badeecada in la qaaliyeeyo ama dadka lagu khiyaano

Waqtiyada abaarta ama marka uu dhib jiro ganacsatada qaar fursad ayay u arkaan inay dadka ku qaaliyeeyaan badeecada, way keydiyaan wax kaste si uu qaali u noqdo waliba xiliyada dagaalada, taas waa wax aad u foolxun oo diinta ay la dagaallantay, waxaa kusoo arooray aayado iyo axaadiis badan. Diinta islaamka waxay fartay in laga fogaado […]

IQ Option diinta maxay ka qabtaa Macnaha trading

IQ Option diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Macnaha erayga trading marka si guud looga hadlo waa Sidan soo socota: TRADE in generally is buying or selling goods or serves. Oo macnaheedu tahay inaad iibiso ama soo iibasato adeeg ama alaab, lkn marka laga hadlayo trading in money waxa loo qaybiyaa sidan soo socota: TRADING in money:  Trading by exchange currencies. […]

Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Su’aasha: Sxb waanku salaamay nio waxaan rabay inaan ganacsi ku biiro adigu dhaqaalo gaaraya kun dollar ayaan heystaa waxaana rabaa in lacagteyda aan gashado wax aan ku faa idi karo marka waxaan talo ahaan kaaga baahanahay sida aan ku heli karo fursad aanku balaarinkaro dhaqaalahayga oo madax banaan. Jawaabta: Marka hore waxaad eegtaa suuqa waxa […]

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay

Waa maxay lacagta Bitcoin sideena lagu helaa

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay? Bitcoin waa lacag koodh leh oo la sameeyay sanadka 2008-kii, waxaana sameeyay koox aan la garanaynin cidda ay yihiin. Adeegsiga lacagta Bitcoin wuxuu bilowday sanadka 2009-kii waxaana loo sameeyay Application oo open source  ah. Bitcoin waa lacag dijitaal ah aan lahayn saldhig iyo bangi dhexe, qofka waxaa loogu […]

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay Warakan waa war aad la yaabi doonto, waxaa adag inaad rummeysato, laakin haddaad daawato ninkan waad rumaysanaysaa warkan. Waxaa kaloo laga fahmayaa sheekadan in soomaalida ay aad u jecel yihiin qabyaaladda iyo qabiilka, haddaysan sidaas ahaan lahayn ninkan ma awoodeen inuu lacag ka sameeyo, teeda kale waxay tilmaamaysaa dadka […]