Riyada madaxweyne Muuse Biixi anoo la jooga

Riyada madaxweyne Muuse Biixi anoo la jooga

Riyada madaxweyne Musse Biixi warqad ii qoraya Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo dhinac fadhiya madaxweynihii hore ee somaliland muuse biixi cabdi kursi ayaan kuwada fadhinay dadbaa nala joogay aan badnayn intuu kacay ayuu hortayda soo fadhiistay ayuu igu yidhi adigu horta kumaad ahayd isu kay sheeg qoladaydii ayaan usheegay waxaan uraaciyay hebel ayaan […]

Sawirka dadka soomaaliyeed saameeyay

Muuse Biixi oo hooyadii xajka u waday

Sawirka dadka soomaaliyeed saameeyay waa Sawir Faafay oo Laga Qaaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Xajka Wada Hooyadii Cadar Maxamed Warsame. Waxaa lagu faafiyay sawirkan baraha bulshada dad badan ayaa ka hadlay, dadka qaarkii waxay tilmaameen inuu yahay Muuse biixi qof hooyadii baarri u ah. The most attractive image on social networking sites about […]

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

blank

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay Sawir nasoo gaaray wuxuu caddeynayaa in madaxweynaha Jamhuuriydda Somalilnad daabacay Kitaab jaamac, waxaana ku qoran galka gudaha kitaabka inuu isaga bixiyay qarashka daabacaadda musxafka. Somalilnad waa dad soomaali ah oo raba inay gooni u baxaan, waxayna sameysteen nidaam iyaga u gaar ah, waana dad nabadda jecel, marka ay soomaali […]

Amin arts oo weli Geelle iyo Biixi ku dheggan

Ismaacil Cumar Geelle iyo Muuse Biixi by Amin arts

Sawir cusub ayuu ka sameeyay Amin arts mar kale madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Amin arts oo saaran maalmahan labadan qof ayaad ka fahmi kartaa waxa uu wato sawirka oo macne ah. Sawirkan oo tilmaamaya labadan qof inaysan awood lahayn oo kor laga hagayo. dowlad shisheeye ayaa kor ka […]

Amin arts sawirka uu ka sameeyay Geelle iyo Biixi

Geele iyo bixi iyo amin arts

Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya. muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa. waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.