Categories
Bulsho Society

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada Dumarka waxay ka siman yihiin faan jacaylka, naagta marka ay aragto nin hanti leh nafteeda ayay ula damcaysaa inay u noqoto xaas, sidoo kale waxay ka helaan beenta. gabar marka ninka been ku cabbo run ayay u qaadanaysaa, hadalada macaan aad bay uga helaan. ninka marka uu amaano gabadha oo […]

Categories
News

Baladweyne oo kor laga duubay Video

Video laga duubay dayuurad ayaa muujinaya magaalada Baladweyne siday biyaha u galeen. Muuqaalka waxaa la duubay marka fatahaadda ay dhacday . biyaha magaalada oo dhan ayay wada gaareen sida ka muuqata muuqaalka. Sawirkan sidoo kale wuxuu muujinayaa webiga Jubba. biyaha oo la sheegay inay geeysteen khasaaro aad u ballaaran. guryo badan ayay haleeyeen dad ayay […]

Categories
News

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la’aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa daruuri ah in la laayo geela. Australia waxaa kaloo ay sheegtay geela inay sabab u tahay kulaylka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya Su’aasha: Walalayan waxan ahay xaas ninkayga waxaan ku arkay dareen yari waagii hore sidaas ayuu ahaa laakin hadda wuu kaso daray waxaa laga yabaa bishii hal mar inaan ka helo galmo anigana ma rabo inaan qalad galo ama nin kale aan ku dhaco wayo dareenkayga aad bu u […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Taariikhda Zabta halkey ka timid

Taariikhda Zabta halkey ka timid Zabta waxaa loo yaqaana cunta waliimo ama xaflad ama aroos loo sameeyo. dadka soomaaliyeed caan ayay ku yihiinin zab la dhigo oo loogu yeerayo wadaada iyo dadka akhyaarta baladka.                     waxaa la qaybinayaa cunto waxaa ugu caansan cuntada dadka la siiyo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska gogosha dumarka uga sheekaysa

Xaaska gogosha dumarka uga sheekaysa Su’aasha: Waxaa i haysata dhibaato tasoo ah xaaskyaga waxay iga faafisaa sirta gogosha, wixii na dhex maro oo galmo iyo raaxo waxay uga sheekaysaa dumarka saxiibadeeda, marka aan ka reebay arinkaas maysan qaadanin hadalykayga wax iga carootay, waxaan ku fikiraya inaan iska furo waxaan arkay webkan oo talooyin fiican bixiyo […]

Categories
News

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay Zaynab gabadha Jeneral Qaasim Sulaymaani oo maanta hadal ka jeedisay khudbadda jimacaha kaddib magaalada Karmaan ee dalka Iran. waxay hadalka jeedisay iyadoo qori wadata taas oo ay ka wadday inay waddada aabbaheeda ku taagan tahay. Qaasim Suleymaani oo ahaa ninka isku xira Iran iyo kooxahaha ay taageerto. Qasem Soleimani’s […]