Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay
Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Zaynab gabadha Jeneral Qaasim Sulaymaani oo maanta hadal ka jeedisay khudbadda jimacaha kaddib magaalada Karmaan ee dalka Iran.

waxay hadalka jeedisay iyadoo qori wadata taas oo ay ka wadday inay waddada aabbaheeda ku taagan tahay.

Qaasim Suleymaani oo ahaa ninka isku xira Iran iyo kooxahaha ay taageerto.

Qasem Soleimani’s daughter takes up arms
Zaynab, the daughter of General Qasem Soleimani, spoke today after Friday prayers in the Iranian city of Kerman.
She spoke while carrying a gun, which she said was in line with her father’s path.

Qasem Soleimani was the man who connected Iran with the groups it supported.

 

زينب ابنة الفريق قاسم سليماني تلقي كلمتها في كرمان والسلاح إلى جانبها

Leave a Reply