Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay Zaynab gabadha Jeneral Qaasim Sulaymaani oo maanta hadal ka jeedisay khudbadda jimacaha kaddib magaalada Karmaan ee dalka Iran. waxay hadalka jeedisay iyadoo qori wadata taas oo ay ka wadday inay waddada aabbaheeda ku taagan tahay. Qaasim Suleymaani oo ahaa ninka isku xira Iran iyo kooxahaha ay taageerto. Qasem Soleimani’s […]
Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani

Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani Wuxuu yiri Mahathir Mohamad raisulwasaaraha dalka Malaysia: dowladaha islaamka waxaa waajib ku ah inay midowbaan si ay isaga ilaaliyaan halis shisheeyaha, wuxuu ku tilmaamay dilka uu dilay maraykanka Qaasim Suleymaani inuu yahay mid aan ku salaysanayn akhlaaq wuxuu u sheegay suxufiyiinta in la gaaray xilliga […]
Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay Waxay tiri gabadha uu dhaliyay hoggaamiyihii lagu dilay Ciraaq: “ha ogaadaan dadka kibirka adduunka ku haya inuu yahay qabliga shacabka Iran meesha uu degan yahay shahiidkeena” Waxay tiri: “Trumpow waxaad ka shaqaynaysaa inaad kala gayso Ciraaq iyo Iran, laakin waxay keentay xumaantaada inay si fiican u midoobaan”. waxay […]
Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday Murshidka Iran Cali Khaamina’i oo booqday guriga Qaasmin Suleymaani si uu ugu tacsiyeeyo familka Suleymaani. Wuxuu meesha ku qaabilay Xaaska Suleymaani iyo ilmihiisa. Sawirada waxaa laga qaaday markuu joogay guriga Qaasmin Suleymaani oo lagu dilay magaalada Baghdaad caasimadda dalka Ciraaq. Iran’s Supreme Leader Visits Qasem Soleimani’s […]
Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka. Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo Suuriya. Suleymaani oo la sheegay inuu yahay ninka ka dambeeya qorshaha Iran inay ku fiddo waddamada carabta. […]
Qaasim Suleymaani oo shirqool lagu dilay

Saaka wuxuu sheegay talfiishanka Ciraaq in diyaarado ay leedahay America ay weerar ku qaadeen gaari uu saarnaa General Qaasmin Sulaymaan oo ahaa hoggaamiyaha qeybta ciidanka feylaq la-qudus ee ay Iran maamusho. waxaa la socday Abu Mahdi Almuhandis isna ahaa hoggaamiye ku xigeen Alxashd shacbi ciidan loo yaqaano, wuxuu ku dhintay isla weerarka. Qaasim Sulaymaani oo […]
