Categories
Fatwada

Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka

Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka Su’aasha: Ninka soomaan naagtiisa ma istiimin karaa oo waxaan ka wadaa inuu naasaha ka salaaxo iyo jirka hadu sidaa sameeyo soonka ma furmaa. Jawaabta: Culimada mas’aladan way isku khilaafeen qaar waxay u arkeen ninka hadduu yar yahay inay karaaho tahay waayo waxaa laga yaabaa inuu galmo ku dhaco marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga Su’aasha: Waxaan maqlay gudniinka fircooniga inuu hablaha dhib weyn u geysto siiba xiliga dhiiga caadada iyo xiliga dhalmada, waxaa su’aal iga ah wasmada foorarka dumarka fircooniga xanuun miyay u keenteen teeda kale aariyo ama neef dhuuso oo kale miyaa ka timaada naagaha u gudun fircooniga. Jawaabta: Sida la og yahay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay Su’aasha: waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa […]

Categories
News Sawirada

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]

Categories
Bulsho Society

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida Pizza waxay ka mid tahay cuntada hadda adduunka si daran loo cuno, waxaa la sheegaa asalkeeda inay kasoo jeedo dalka taliyaaniga. Caadi ahaan Pizzada waxay ka sameysan tahay bur iyo waxyaalo kale oo lagu daro burkaas oo cajiin laga dhigo. waxaa lagu dari karaa hilib ama digaag ama kalluun ama waxyaalo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo gabar naaska ka taabanaya marka aan naaska ka taabtay waxba ima dhahayso naaska wuxuu ahaa mid weyn gabadhana dhar ayay wadatay meeshana waxay ahayd meel banaan ah oo aan guri ahayn muxuu noqon karaa fasirka taabashada naaska gabdhaha waxay ahayd gabar aan la qabin. Jawaabta: Taabaashada ninka naaska waxaa lagu […]

Categories
Software

Nambarada telka sida loosoo celiyo

Qaabka ugu fiican nambarada taleefanka loosoo cilin karo Waxaa laga yaabaa inay kaa lumeen nambaro badan oo humhim ah oo ku jiri jiray mobilkaaga. hadda waxaad awoodda inaad si sahlan kusoo celiso nambaradaas. waa haddii aad adeegsanayso Facebook. waxaad galaysaa linkigan hoose. waxaad soo celin kartaa sidoo kale nambarada whats-pp https://m.facebook.com/mobile/messenger/contacts