Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay Su’aasha: waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa […]
Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin

Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin Ninka xun astaamaha lagu garto way badan yihiin laakin waxaan soo qaadaneynaa astaamaha ugu muhimsan. Ninka xun astaanta ugu horreyso lagu garto marka uu gabadha shukaansanayo wuxuu ka dalbaa waxyaalo aan diinta oggoleyn. sidoo kale ninka xun wuxuu jecel yahay warka iyo isku dirka. ninka […]
