Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga Su’aasha: Asc wllyaal. Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga iyo Laatiin?  Mahadsanid Jawaabta: Gariiga waxaa lagu tiriyaa ummadaha dunida ugu horreeyay dhanka cilmibaarista, xataa carabta waxay cuskadeen buugaagta ay qoreen culimada Gariiga, sidoo kale reer galbeedka aad ayay u cuskadeen marka […]

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la'aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga Turkey allows refugees to cross into Europe. Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin. taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya. Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas […]

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa. nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray “My friends, I will guard the door during your prayers.” ” Saaxiibayaal  waxaan ilaan doonaa albaabka  marka aad salaadda ku jirtaan” Gaal kasta moodo marka […]

Booliska USA iyo Yurub oo arrin fiican ku dhaqaaqay

Booliska reer galbeed

Nacaybka muslimiinta oo sii kordhaya, siiba xagjirka caddaan xaggooda. falka argagixisada shalay dhacay ayaa laga baqayaa inuu meelo kale ka dhaco. booliska wadamada qaarkooda ayaa waxay bilaabeen inay ilaaliyaan masaajidda wadamada reer galbeedka ka dhisan. islamarkii ayaa boolis la geeyay masaajidda qaarkooda oo ka ilaalinaya dadka xagjirka gaalada oo raba inay msulimiinta kasoo saaraan. ninka […]

Erdogan oo furay isbitaalka ugu weyn Yurub

Erdogan oo furay isbitaalka ugu weyn Yurub 1

Madaxweynaha turkey oo furey isbitaalka ugu weyn Yurub ahna midka seddexaad caalamka, waxaa lagu dhisay isbitaalkan magaalada Ankara ee dalka Turkey. waxaa dhex taalla isbitaalkan 3633 siriir iyo 131 qol oo qalliin loogu talagalay, iyo 904 rug caafimaad. isbitaalkan wuxuu qaabili karaa maalin walba 30,000 bukaan iyo 8000 amarjansi ah. sidoo kale waxaa lagu sameeyay […]