Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idin waydiiyo nasaha ragga kasoo baxo maxay ka dhigan yihiin. Jawaabta: Ragga iyo dumarka asal ahaan waa isku jinsi waxay isla yihiin aadane oo is dhalay isna guursaday, inta badan xubnaha jirka way wadaagaan xataa haddaysan toos u wadaagin way isu dhow yihiin, […]
