Su’aasha: ASC WLL Waxan ahay xaasle waxana ku Riiyooday anoo guursanaya Xaaskeyga waxana dhiigtay aroos wacan marka maxay noqon karta madama aan xaaskeyga xaalaasha aan riyada ku guursaday. Mahadsanid jawab deg deg ah. Jawaabta: Riyadan waa riyo aad u wanaagsan waxay wadataa bishaaro oo ah in adiga iyo xaaskaaga aad heli doontaan nolol aad u […]
Riyada guurka xaaska mar labaad
