Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo

Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo Riyada: Waxan ku riyooday iyado uu guur iso bandhiganayo wiil an garanayo walibana isagu farxad darted uu iqaday oo ila boodboday anigu kaman cadhoon balse wiilku wuxu noqday wiil aan necbahy oo wakhti uu been iishegy darted na an ku nacay waxana maskaxdyda kuso dhacady inan ninkas guurkisa […]
Riyada meher gabar aadan aqoonin

Riyada meher gabar aadan aqoonin Riyada: Asc shiikh waxaa ku riyooday 2 habeen isku dhow gabar aan aqoon anigo laygu mehrinaayo anigane qabiltu dhahaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada. Waxaa laga yaabaa inaad safar gasho ama aad guursato. Guud ahaan riyada waa bishaaro fiican oo la xiriirta mustaqbalkaaga. Riyada guurka halkan ka […]
Riyada ala bariga maxay noqon kartaa

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday dhowr habeen oo isku xigxiga anoo ka shaqaynaya ala bari Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad fiican oo farxad leh Waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad raadinaysay Waa bishaaro Halkan ka daawo riyada arooska The dream points to a nice and […]
Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo labisanaya oo isdiyarinaya leh caawa arooskaygii weeji oo hooyo iyo hablo kale way is diyarinayan oon leeyahay ramadanta ka hor inan kale ayaad ugu ducaysay inay aqal gashe ma adaa alle ducadi ka dhigay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada, waxaa […]
Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri

Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo gacanta ku haya tigidh meherkayga oo leh waa bari aroosku Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar, waxaad aadi doontaa wadan kale Arooskana waxaa laga wadaa isbadalka nolosha aad gali doonto Waa riyo fiican Halkan ka daawo riyada arooska Dreaming describes […]
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha: Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku […]
Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Su’aasha: Asc wan kusalanay salamy Dr inta kadib Waxa kuriyoday ano guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo riyada fasirkeda maxay tahay mahadsanid. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu […]
