Waxaa jira arrin aad ugu soo noqnoqota qofka taasoo ah riyada soo dhicitaanka iyo riyada duulimaadka. Saan horay usoo sheegnay qofka marka uu riyo arko waa in la eegaa xaalkiisa siduu yahay hadduu yahay rag ama dumar ama qof doob ah ama qof xaas ah dhilinyar ama waayeel waxaasoo dhan fasiridda riyadab saameys ayuu ku […]
