Naago Japanese ah ayaan ku riyooday

Su’aasha: Waxan ahay wil ilma hore u jogan hadana nag qudba siro ku qawo riyadeydana waaa tan……..Waxan ku riyooday anoo nago japanese ah la joogo oo mid ayaga ka mid ah aan rawo ina la hasawo waxa safar ka imaneso gabadhi aan qudbasirada ju qabay oo tuhun ku jiro marke imado waxe arkee anoo nagti […]
Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale

Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale Riyada: asc wrbrk wallo waxn kuriyoday anigu gabadh lala guursaday ooyaysa la joogo arooski ninkeda kadibna arooski marku dhamadayna gabadhi dishay kawr riyada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato aad gali doonto dhibaatadaas waxay la xiriirtaa jacaylka ninkaaga waxaa dhici karta riyada tan ka horraysa inay xiriir […]
Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Su’aasha: Asc wallo waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday waa maxay riyadasi. Jawaabta: Haddii aad tahay xaas oo aad aragto ninkaaga oo naag kale kula guursanayo waxaa dhici karta riyada inay ka timid waswaas adiga kugu jiro waa haddii aad tahay qof maseyr badan oo ninkeeda ka shakisan inuu naag kale la guursado, haddii […]
Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Su’aasha: Waxan ku riyoday qof caan ah laba mar hal haben qofkan wuxu guur saday gabar aan aqano wan layabay hadane islamarkii waxan arkay gabar kale oo aqan asago oo ladha hayo wuuu qaba wan layabay 2 marba . Thank you Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar farxad leh oo la xiriira […]
Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wr wb walaalaha aad bad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan ee aad bulshada u haysaan . waxaan ahay gabar garoob ah gabar aan habo u ahay ba itiri waxan ku riyooday adoo lagu soo doonay oo reerkinu kusiinayan ninka ..habeen kadib waxaan ku riyooday anigoo wiil fb igu jira i leeyahay waan ku […]
Riyada hooyaday oo qorsheyneysa inay guursato

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday hooyadey oo qorsheyneysa inay guursato iyo walaashay curada ah oo kasoo horjeeda waxay leedahay Nin kale nama dhex keeni kartid FG aabahay wuu Nool yahay hooyadey iyo aabahayna makala tagin waligoodna isma furin Haday riyo xun tahay ha ii fasirin ilaahay haku barakeeye. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa […]
Waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay

Su’aasha: Asc wllo waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay iyo ayada oo dhahaysa wad ii furtay. Maxay noqon karta riyaadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu isbadali doono inaad gali doonto nolosha aad ku jirto hadda mid ka duwan waana wax adiga kuu khayr badan haka walwalin riyada ma tusinayso xaaskaaga inaad kala […]
