Gabareey Maanyo ma wax jira baa

Gabareey Maanyo ma wax jira baa Su’aasha: Badanaa waxaan maqalnaa Gabareey manyo badda ku nool ayaa jirta oo sidii qof bin aadan wajiga ugu eg inta dambana kalluun ka ah marka xita waxaan arkay muuqaalo sidaasi si la mida Gabaray maanyada ma lab iyo dheddig ayay leedahay tankalana mala cunaa oo xalaal matahay maadaama xasharaadka […]
Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Dhismahan waa dhismaha wasaaradda deeqda badda iyo kalluunka ee ku taalla magaalada Xaydarabaad ee dalka India. Waxaa loo dhisay qaab kalluun qofka wuxuu u malaynayaa kalluun weyn markuu meel dheer kasoo arkayo. Waxaad ku arkaysaa sawirkan baraha bulshada asoon la sheegin meesha uu ku yaallo dhismahan. Sida la og yahay adduunka waxaa ka jira tartan […]
Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican

Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican Su’aasha: Asc waxan cuni jiray malayga banaanaha lagu kariyo ee boqolka shilin iyo kontonka shilin lagado aad buu kacsi ulaha kan shoodaha la mid miya keeba fiican. Jawaabta: Waxaa fiican malayga dabiiciga ah oo aan wax lagu darin, kaluunka gasaca waxaa lagu daray waxyaabo ka ilaaliya inu hallaabo, […]
Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin

Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin Su’aasha: Waxaan maqlay dad dhahaayo layskuma cuno kaluun iyo caano waa isku daranyihiin ma saxbaa sideese iskugu daranyihiin. Jawaabta: Wax daliil ku dhisan ma jiro oo sheegaya in caanaha iyo kalluunka ay is diidayaan, qofkii labadooda isku quuta ay dhib u keenayaan. Caanaha iyo kalluunka lid iskuma aha, […]
Cuntada dunida ugu qaalisan

Waa maxay Caviar? Caviar waa ukun uu dhalo kalluun lagu magacaabo Acipenseridae afka ingiriiskana Sturgeon ayaa loo yaqaanaa waxaa laga helaa badda Caspian Sea u dhexaysa Azerbaijan iyo Iran iyo Russia iyo Kazakhstan iyo Turkmenistan Muxuu jirka u taraa Caviar ?. Waxaa la sheegay inuu waxtar weyn leeyahay wuxuu siiyaa jirka awood aan maskaxda galaynin […]
Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

Kalluunka saliidda lagu kariyo dhibkan ayuu jirka u keenaa. Kallaaunka qaabab badan baa loo sameeyaa waxaa ugu caansan labo qaab oo ay dadka u badan yihiin in biyo lagu kariyo iyo in saliid lagu dubo . haddaba yaa fiican labadan qaab in loo sameeyo mallayga waxaa la sheegay malayga saliidda lagu dubayo inuu dhib u […]
Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka waa maxay ka faa’idayso shargareey. Ukunta Kaluunka waxaa laga helaa vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vitamin b1 Vitamin b2 Vitamin b3 Vitamin b6 vitamin b12 Vitamin a Vitamin h Vitamin d vitamin k Burutiin badan iyo bir waxyaabo kale nafaqo ah ayaa ka buuxa. Ukunta kalluunka waxay […]
