Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa

Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa Su’aasha: Nio markaan afuro biyo badan ayaan cabaa oo cabitaan ah marka maalmahan dambe waxaan isku arkay markaan suuliga galo ayadoo kaadi daran iheyso dhaqsi igama timaado xoogaa markaan ku jira iga imaada iyadoo tartiib ah taasoo kale xaalad caafimaad malagu sifeyn karaa iiga […]
Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa

Su’aasha: Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa Markaan Kaadiyo Waxyar Kadib Way Iqabata Waliba Markaan Kaadinayo Iga Ma Soo wada Dhamaato Ee Kolba Inyar Ayaa Iga Imata Biyaha Cadna Saaid Ayaan Ucabaa Kalyo Xanuuna Ma Lihi Siigada Waan Soo Isticmaali Jiray Laakiin Hada Waan Joojiyay Siigada Kahor Sidan Ma Ahayn Malaga Yaabaa […]
Kaadida ayaa mar walbo i gubto maxaa keeno

Kaadida ayaa mar walbo i gubto maxaa keeno Su’aasha: Ascww, Waxaan Salaamayaa Marka hore Bahwaynta Maamusha Shabakadan (Daruur) Ascww. Salaan Kadib, 2-dan Su’aalood Ayaa Aan Rabaa In La iiga Jawaabo. 1: Waxa Igubaysa kaadida Marwalba Oo Aan Suuliga Galona Waxaa Iga Imanaya Kaadi Aan Badnayn Dhib Miyaa Jira? 2: Haddii Labada Lamaane (Gabadha) Cabeeb Xubinta […]
Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii Su’aasha: Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid. Jawaabta: Inta badan arintaas marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada […]
Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Dareenka raaxada kaadida waa maxay Su’aasha: Xubinkayga taranka waxan dareemaa macaansi markaa kaadshayo cun cun markay biyahu iga imaadana kaadida ma xajin karo usobab ah ma la odhan karaa. Jawaabta: Dareenka raaxada la dareemo xliga kaadida inta badan waxaa keenaa qofka oo aan mudo biyo ka bixin oo xubintiisa taranka la gaaxiyay, buuxsanaanta ay buuxdo […]
Kaadida badan ma caafimaad xumo ayay la xiriirtaa?

Kaadida badan ma caafimaad xumo ayay la xiriirtaa? Su’aasha: Walaal waxaan isku arkay markaan biyo badan cabo ama shaah aan cabo waxaan isku arkaa kaadi badan siiba xilliyada qabowgu jiro balse xilliyada iska caadiga ee duhurka saas uma dareemo inay kaadi i heyso si kasta haadan biyo u cabo cileyn waa dhididaa waqtigaas. Jawaabta: Qofkii […]
Balbalka kaadida waxa keena

Balbalka kaadida waxa keena Su’aasha: Mararka qaarkooda waxaan isku arkaa kaadida oo aad u gubta balbal daran muddo badanna waan fadhinayaa isla markii igama dhamaato waxaan dareemayaa inay kaadi badan i hayso mana i hayso sabahaas maxaa keeno. Jawaabta: Balbalka ama hurka kaadida waxaa laga wadaa marka ay kaadiada qaska soo marayso inuu qofka dareemo […]
