Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub Sida la og yahay magaca waa astaan la soconaysa ilmaha walagii marka waxaa laga rabaa labada waalid inay u doortaan wiilasha iyo gabdhaha Ilaahay ku arsaaqay magacyo qiime badan oona tilmaamaya wax wanaagsan casrina ah. Sanad kaste magac ayaa la xiiseeyaa, magacyo waxaa jira aanba duug noqon oo […]
Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo

Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo Waxaan soo sheegnay magacyada gabdhaha oo xarafka A ka bilowdo. Halkan waxaa ku qoraynaa magacyada hablaha oo ka bilowdo xarafka B. Waxaan isku dayaynaa inaan keeno magacyo fiifiican oo soo jiidasho leh sidoo kale macne fiican tusinaya. Waxaa kaloo aan isku dayaynaa inay noqdoon magacyo xul ah oo dadka […]
Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo

Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo Magaca wuxuu ka cayaarayaa kaalin weyn dhismaha shakhsiyadda dadka siiba dumarka. Marka uu magaca xambaarsan yahay macne fiican cunugga marka uu weynaado aad buu ugu farxaa wuuna ku kalsoonaanaa. Laakin marka uu magaca xun yahay ama wax aan fiicanayn laga fahmayo qofka waligii wuxuu dareemayaa liidnaan iyo isnacayb. Waxaad […]
Magacyada gabdhaha ugu wacan

Magacyada gabdhaha ugu wacan The names of girls in Somali culture Magacyada gabdhaha ugu wacan Magacyadan waa magacyo ay soomaalida la baxaan qaarna ay la bixi jireen. qaar waa carabi qaarna waa magacyo soomaaliyeed, magacyadaa gabdhaha waxaa ugu fiican kuwa tusiya waxyaalaha quruxda iyo amaanta ku jirto waayo magaca saameys weyn ayuu ku leeyahay dareenka […]
