Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan Su’aasha: Waxaan rabaa inaan fahmo arin aan meel ka akhriyay oo ah in caanaha geela aysan u roonayn naagta xaamilada ah ama naagta uurka leh arinkaas maxaa ka jira iga jaahil bixiya. Jawaabta: Caanaha geela waa wax aad ugu fiican caafimaadka guud ahaan waxay xoojiyaan isdifaaca jirka, laakin […]
