Categories
News

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo. taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale. Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan. Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici […]

Categories
Bulsho Society

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco. Jacaylka waa dareen ninka uu ka dareemo gabadha xageeda ama iyada ay dareento. Qofka marka uu qaangaaro wuxuu suuraysanayaa inay gabar jeceshay Jacaylka waxaa ku imaanaya si kedis ah oo culus waxaa laga yaabaa inuu jeclaado gabar deriska ama qaraabada haddii aabbihiisa […]

Categories
Sawirada

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya Soomaali waxaa Ilaahay siiyay dhul aad u wanaagsan. maanta hadday soomaalidu ahaan lahaayeen dad meel dheer wax ka arko waxay ku noolaan lahaayeen dal aad u hormarsan. Soomaali waxay la tartami lahayd dalal maanta lagu tilmaamo inay hormar weyn gaareen. Hantida waa dhulka  dal marka uu haysto dhul barwaaqo wax kaste […]

Categories
Caafimaadka Health

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay Sida la og yahay Vitamin D wuxuu ka mid yahay vitmainada aad ugu roon caafimaadka qofka. marka uu qofka jirkiisa ka baxo vitmainkan wuxuu iska dareemayaa dhbaatooyin fara badan.   Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay.   1- xanuun joogto oo kalabax […]

Categories
Bulsho Society

Faragalinta afaaraha lamaanaha

Faragalinta afaaraha lamaanaha Bulshada maxay usoo faragalinayaan nolosha lamaanaha taas waxaa keenta dhaqanxumida iyo jahliga Guurka waa naxariis Ilaahay na siiyay wuxuuna ugu talagalay taranka inuu sii jiro wuxuuna u sameeyay waddo xalaal ah oo ah guurka ubadka waa nimco weyn oo uu qofka dareemyo marka uu fikiro ubadakana waxaa bixiya Alle cidduu doono ayuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya waxay ka mid yihiin waxyaalaha caafimaadka khatar ku ah. qofka marka caloosha ka weynaato wuxuu noqonayaa qof jirrooyin badan halis u ah. cuntada waxaa ka mid : 1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard. 2- Soda Diet canbbitaanka ah […]

Categories
Caafimaadka Health

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro Geedka baamiyaha wuxuu leeyahay faa’idooyin aad u badan oo jirka caafimaadkiisa u roon waxaa ka mid ah faa’idooyinkaa. 1- wuxuu wataa vitamin C kasoo reebaya qufaca iyo hargabka iyo cudurada neefta iyo waxyaalo kale badan. 2- wuxuu wataa baamiyaha Foolik acid oo wuxuu nadiifinaya sanbabaha sidoo kale uurjiifka ayuu u […]