Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo.

taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale.

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay
Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan.

Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici jiray caalamka oo ahaa xumaanta iyo sinada.

middan waxay sii xiijiynaysaa reebitaanka guryaha dhilooyinka oo ku baahsanaa dunida.

waayo waxaa hubaal ah in galmada laysaga qaado.

Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan

A recent study has found that the corona virus is present in the semen of an infected person.
Which can cause it to spread sexually like AIDS.
Research has also revealed this.
As is known, the corona virus has stopped what used to happen in the world, which was evil and adultery.
This further strengthens the ban on brothels that were widespread in the world.
Because it is certain that sex is transmitted.

Leave a Reply