Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com

Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com Su’aasha: Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com Imisa Dhakhtar Ayaa Ka shaqeeya Oo Suaalaha Dadka Uga Soo Jawaaba Jawaabta: Webka Daruur waxaa laga maamulaa dhowr wadan su’aalahana waxaa ka jawaabo dad jaamacado ka soo baxay waxaana loogu talagalay umadda soomaaliyeed in loogu adeego, dadka soomaaliyeed inay helaan meel ay u noqon […]
Dadka afka gaaban sidey bulshada u dhex gali karaan

Su’aasha: Wiil waxa Jira sxbkey ah oo aad u afgaban lakin marki har ruux ama laba ruux ula joogo kasatan markan aniga uila joogo hadal badan lakin marki dad badan imadan amuuso oo hadal aan kudarsan iska dhageysto social anxiety ayuu qaba inta badan wala niyad jabiya maskin Aya tahay xaqada madacsan kartid xata macaliminta […]
Mahadcelin webka Daruur ku socota

Su’aasha: Asc sheakhaygii adigaa runtii ah sheakh ilaahay barakeeyay aqoontiisa dadka ugu adeegaya dadka LA jecel wanaaga Waxaan kaaga mahad celinayaa sida aqoonta badan Sharafta badan Waxaan ka helay runtii dhaqan wanagaga ay diintu kavmuuqato dulqaadka dagaananta ilaahay ku siiyay anagoo xataa Kala reebreebna waadnoo dulqaatadaa na raaligalisaa taasina waa dheeraad ilaahay ku siiyay Ilaahay […]
Faragalinta afaaraha lamaanaha

Faragalinta afaaraha lamaanaha Bulshada maxay usoo faragalinayaan nolosha lamaanaha taas waxaa keenta dhaqanxumida iyo jahliga Guurka waa naxariis Ilaahay na siiyay wuxuuna ugu talagalay taranka inuu sii jiro wuxuuna u sameeyay waddo xalaal ah oo ah guurka ubadka waa nimco weyn oo uu qofka dareemyo marka uu fikiro ubadakana waxaa bixiya Alle cidduu doono ayuu […]
Waa maxay daawada bulshada bukan

Bulshada waxay u bukataa sida uu jirka aadanaha u bukado, haddaba waa maxay daawada jirka u baahan yahay markuu bukado. Bulshada waxyaabo badan ayaa jira lagu hagaajin karo, nusuus badan ayaa kusoo aroortay daawada bulshada bukan wuxuu leeyahay Alle: {يَاأَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ […]
Guryaha sida loo idan warsado

Diinta islaamka waxay xoogga saartay ilaalinta sharafta iyo cirdiga dadka Sidaa awgeed waxay reebtay qofka inuu galo guri uusan lahayn asoo aan loo idmin, sidoo kale inuu fiiriyo dadka ku jira. Maxaayeelay qofka marka uu eego guri dadow ishiisa waxay ku dhacaysaa waxyaabo aan la oggolayn in la arko. Haddii diinta arrintaas ay reebtay maxaad […]
