Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro Suunka baruurta caloosha lagu yareeyo wuxuu u kala baxaa dhowr nooc, waxaa jira mid caadi ah oo ka samaysan maaddo balaastik oo kale ah ama maro adag layloon ah. Midkaan wuxuu majuujiyaa baruurta caloosha wuxuuna gubaa dufinta xalusta wuxuuna anfacaa raga iyo dumarka. Dad badan ayaa suunka caloosha […]
Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka Su’aasha: Asc walaal macaan ugu horayn waan ku salaamay السلام عليكم ورحمة الله وبركاته markaan salaanta kasoo tago waxaan qabaa suaal waxaana raba in aad iga jaahil bixiso: = walaal aniga waxaan ahay dadka markay cunada iska yareeyaan caatoobo markaan cuno fiican cunaana xoogaa kala baxa marka […]
Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo Su’aasha: Asc dr kaniini ma jiraaa caloosha la iskaga yareeyo mahadsanid Jawaabta: Caloosha sababo badan ayaa weyneeya waxaa fiican marka hore inaad ogaato sababka ay la weyn tahay, ma baruur baa mise waa dhibaato ka taagan beerka mise mindhicirada waaweyn, waxaa jira daawooyin badan lagu yareeyo caloosha ama […]
Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa Su’aasha: Asc bahda daruur media waxaan qabaa su’aal buurnaanta caloosha iyo tan jirka ma isla socdaan mise wa kala duwanyihin marar badan ayay google sida la isku caateyo waydiyay waxa iso baxday in baruurta caloosha ka mid tahy. Jawaabta: Inta badan baruurta dhibka leh maba fuusho meel […]
Gabadha xaaskayga baruurta jidhkeega inay iska yareyso maxa u fican

Su’aasha: A S C, gabadha xaaskayga markay dhashay kadib aye buurnaatay siba dhinaca caloosheda aye ugu daran tahay baruurtu marka xanuun bay ka bixi wayiday waxa aad ugu daran dhiigeda o khal khal ka bixi waayay marka waxay rabta inay baruurta iska rido ma jiran cuntooyin o dabiici ah oo ka caawiya inay baruurta iskaga […]
Siigada ma waxay keentaa caloosha soo kuusmeysa

Siigada ma waxay keentaa caloosha soo kuusmeysa Su’aasha: Asc nio intaanan siigada baran caloosheydu sickx bac ay ahayd waliba waxaan lahaa mid jarjaran oo qurux badan balse intaan siigada badsaaday waxaan isku arkay inay caloosheyda kuus soo yeelatay xitaa anoo saas u ogeen ayaan ka maqlay rag aan saaxibo nahay oo ayakana sheegaya in siigada […]
Jimicsiga jirka midabka caloosha miyuu badalaa

Jimicsiga jirka midabka caloosha miyuu badalaa Su’aasha: Asc wll waxaan ku waydiinayaa shalay eedaday ayaa i aragtay aniga oo aalmii taynaya markay bay iguu tiri eedo walaal kaa calooshiisa waa madow adna waa cadahee calooshaada yay san madoobaan oo markaa caloosha isku keentid kala bixisid hilib baa kadhacaya meeshana madow ayay noqo naysaa oo wll […]
