Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Sida la og yahay Vitamin D wuxuu ka mid yahay vitmainada aad ugu roon caafimaadka qofka.

marka uu qofka jirkiisa ka baxo vitmainkan wuxuu iska dareemayaa dhbaatooyin fara badan.

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay
Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

 

Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay.

 

1- xanuun joogto oo kalabax lafaha gala iyo tabaryari.

2- lafaha si sahlan inay u jabaan.

3- timaha inay daciifaan oo ay daataan.

4- gamaanyo aad u badan maalin cadey kuu timaada.

5- dhidid siyaado ah oo jirkaaga ka soo daata.

6- jirkaaga oo awood u yeelan waayo jirrooyinka inuu iska difaaco.

7- walwal iyo xanaaq badan aad iska dareento.

 

mar walba Sidee lagu helaa vitamin D?.

Inaad cunto cuntooyinka laga heli karo Vitamin D oo ay ka mid yihiin Kalluun, caano, Ukun, Saliidda beerka Nibiriga sidoo kale qorraxda inaad u dhigto jirkaaga.

qoraxda waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu muhimsan oo laga helo vitamin D.

 

Siigadu Vitamin D May Riddaa

Sagaalka Fitamiin Laga Helo Ukunta Kalluunka

 

 

What are the signs that your body is lacking in Vitamin D?

1- Constant pain and weakness in the bones.

2- Bones break easily.

3- Hair becomes weak and falls out.

4- Excessive sweating on a clear day.

5- Excessive sweating from your body.

6- Your body is unable to defend itself against diseases.

7- You feel anxious and irritable all the time.

How do you get vitamin D?

Eat foods that contain Vitamin D, including fish, milk, eggs, cod liver oil, and also expose your body to the sun.

Sunlight is one of the most important sources of vitamin D.

ما هي أعراض نقص فيتامين د في جسمك؟

1- الألم المستمر مع ضعف وضعف العظام.

2- تنكسر العظام بسهولة.

3- ضعف الشعر ويتساقط.

4- يأتيك الكثير من المال كل يوم.

5- العرق المفرط من جسمك. طفلك البالغ من العمر

6 سنوات غير قادر على مقاومة الأمراض.

7- تشعر بالكثير من القلق والغضب.

Leave a Reply