Daawada shiirka jirro miyay keentaa Su’aasha: Walaal daawada shiirka lagu nadiifiyo cudur maa laga qaadaa, waxan maqlay cudur ayay leedahay daawada shiirka, aniga dhidid badan ayaan isku arkay marka aan qubeysto wax yar kadib dhidid badan ayaa igasoo daata, siiba marka aan wax yar socdo, dhididkaasna shiir badan ayuu leeyahay xataa qofka dhinacayga soo maro […]
