Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo

Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo Riyada: ASC sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad ii fasirtaa Anigoo soogaly guriga eedaday oo ninka eedada qabane oo ganacsade wayn ah oo sarirta kujiifo eedadanay ay agfadhodo kursi ayaay kufadhiday isla qulka dhexdiisa waan salamay kadibne waxaa uu ii soo fidiyya lacag waraqo ah waan qaatay waxaan ku idhi […]
Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii

Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii Riyada: Asc waxaan ku riyoday anigoo ninka ciidanka oo dhan xukumay ee ugu sareeya sareece guud oo aan is naqaano oo aan Isa laanay gacnatane is qabsanay uuna labisnaa dharkii ciidanka ayuu ku labisnaa , Gacantii ayaaynu is qabsanay waanune israacnay waxaan wada tagnay xafdiisa .markaan […]
Riyada aabo khamiis cad xidhan

Riyada aabo khamiis cad xidhan Riyada: Asc Riyo 1 waxaan ku riyoday aabo xidhan khamiis cad hoos fadhiya geed hadh wayn leh oo u dhow aqal aanan hada deganayn se markaa aanu deganayn waxaan niyada ka leeyahay aabo malaha wuxu ka yimi bixintii inan uu dhalay ayuu bixinayay markaa aqalka ayaan galay walashay ayaan ku […]
Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay nin aan isku qabiil nahay oo ganacsade ilaahay wax siiyay ah oo aan aad isku naqaano isago lacag isiinaya bal riyadan isoo fasira Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad kuu soo dhow waxaana sabab […]
Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan sexday barqo waxaan ku riyooday anoo magaalo quruxbabadan jooga waxaana imaaday xafada aan islahaa waaqarabo waxa joogay hooyaday oon islahaa waxa u timid dhaqtar markaa hooyo waxan ku dhahay hooyo ina keen waxay dhaday daawàa iitaalee xafadaddu waxagee waxana […]
Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag

Riyada: Asc gudoomiye- riyo waxan jogey gurigayga kadib waxan arkay Niman Yugandhes afduubtay walalkay kadib wan daba galay kadib waxay galeen dabaq ana bananka ayan la dagayana Niman kale o Wardiyo ah oo hubesan kadib nin ka mida kuwa wax afduubtay aya isiyay lacag dolar ah ana wan Ku tuuray lacagti waxan arkay nin guriga […]
Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay

Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay Riyada: Asc walal waxaan u baahna fasirka riyada Waxaan ku riyooday qof nool oo jooga imika oo aanu qaraabo nahay ama isku reer Isago lagu dilay magalada hargaysa aan Ana intaan tagay hargaysa ayaan la kulmay ninki la dilay oo magtiisi la bixinayo Ka dib odayashi reerka […]
