Su’aasha: Qofka niyaddiisa ay soo galayaan yaa abuuray Alle oo maanta oo dhan taas ka fikira iyo waxyaabo kale aan meesha ku sheegi karin qofkaas gaal miyuu noqonayaa, illeen iimanka waa qalbigee arintaas walwal daran ayay igu haysaa walaalayaalow ila taliya. Jawaabta: Qofka waxyaalaha qalbigiisa ku wareegta oo la xiriira jiritaanka Alle iyo quraanka iyo […]
