Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Su’aasha: riyada waxay aheed wiil iladhashay ilmo habo yar nahay baa waxaan katuuray meel darbi oo zaaid udheereen markaan meshaas katuuray cabaar kadib waxaan dhaha wiilka madhintay hala fiiriyo kadib waxaa laidhahaa waa noolyahay madhiman lkn markaan tuurayay dhimasho ahaan ayaan utuuray oo wu dhintay islaha gadaalna waa kacabsanayay inuu dhinto hadana isla riyada dhexdeeda […]
Riyada qof lacag nasiib ku helayo

Su’aasha: asc daruur team alle haidin sharfo. Riyada waxaan ku arkay aniga io 2walalo nahay wiil iyo gabar ila dhasheen waxaan kujirnay qolkeena udambeya ee gudaha kadib walalka iga ween ayaa wuxuu noo sheegaa inuu nasibkiisa kusoo helay 2k dollar oo ciyaaro ayuu soo saadaaliyay sida 1xbet kadibna lacagtaas ayuu helay lacagta uudhigtay waxee aheed […]
Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta, sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.
Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon ku riyoday min ayay I waydiayay lacag misa waxaan siiyay laba shilin oo jeebkayga ku jirtay ayayn siyay ninkii waxad moodaa inusan ku faraxsanayn oo u I waydinayo in ka badan intaas wax badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof hanti badan yeelanayo oo hadana deeqsi ah dad badan […]
Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka Su’aasha: waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray. Jawaabta: Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu […]
Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]
Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo xafiiska aan ka shaqeeya lacag abaalmarin ah la iga siinaya aniga iyo dhamaan shaqalaha marka problem xaga dhaqalaha wuu jiira aniga dhankeyga ah. muxuu noqon kara marka fasiirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibaatada dhaqaalaha ku haysata, waa arrin guul tilmaamayso iyo horumar dhinac walba […]
