Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Su’aasha:

Walaal daawada shiirka lagu nadiifiyo cudur maa laga qaadaa, waxan maqlay cudur ayay leedahay daawada shiirka, aniga dhidid badan ayaan isku arkay marka aan qubeysto wax yar kadib dhidid badan ayaa igasoo daata, siiba marka aan wax yar socdo, dhididkaasna shiir badan ayuu leeyahay xataa qofka dhinacayga soo maro wuu urin karaa shiirka iga imaanyo, marka fadlan daawada shiirka ma dhib bay ii keenaysaa.

Daawada shiirka jirro miyay keentaa
Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Jawaabta:

Daawada la mariyo kilkilaha oo shiirka loogu talagalay waa labo nooc nooca koowaad waxaa loo yaqaanaa afka ingiriiska “Anti perspirant” carabigana مضاد التعرقoo laga wado wa reebaya dhididka, marla lagu buufiyo ama la mariyo kilkilaha wuxuu xiraa duleelaha jirka marka wuxuu joojiyaa dhididka inuu jirka kasoo baxo.
Nooca labaad waxaa loo yaqaanaa “Duodorant” wuxuu carfinaa dhididka ee ma celiyo dhididka.
nooca koowaad oo reebaya dhididka dhib ayuu u keenayaa caafimaadka maxaayeelay jirka inuu dhididka iskasoo saaro waa arrin caafimaad leh marka isaga wuu ka reebayaa.
nooca labaad ayaa fiican in la adeegsado, kaliya wuu carfiyaa dhididka kasoo baxo kilikisha.

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

There are two kinds of medicine for the kidneys. The first type is called “Anti perspirant” in English. In Arabic, the medicine that is used to prevent sweating. Once sprayed or applied to the kidney, it closes the wounds of the body when it stops sweating from leaving the body.
The second type is called “Duodorant” it smells sweat and does not repel sweat.
The first type that prevents sweating causes health problems because the body to remove the sweat is a healthy thing when it excludes it.
The second type is better to use, it just smells the sweat from the kidneys.

 

 

Leave a Reply