Wareerka dhiiga caadada sababaha keena Su’aasha: Warerka dhiga cadada ekfashinka miya u sababab ah? Jawaabta: Caadada inay qasanto ama ay kasoo daahdo waqtiga saxa ah waxaa keena sababo badan, tusaale ahaan gabadha inay la soo gudboonaadaan xaalado cudur ama safar ama dhibaatooyin kale, sidoo kale daawooyinka uurka reeba (Birth Control Pills) ama infekshanka xubinta taran […]
