Fisqiga xamar lagu faafinayo yaa ka dambeeyo

Fisqiga xamar lagu faafinayo yaa ka dambeeyo Su’aasha: scw webka daruur aad bad u mahadsan tihiin, dhalinyarada somaali siba kuwa muqdisho ku nool waxaa kusoo batay arrimo yaab badan waxay ku waasheen filimada wasmada sidoo kale inay akhriyaan sheekooyinka wasmada wiilashada qarkoda khadka ayay ka baxeen waxay shukaansadaan gabdho iyagoo wax kaste ku sameynaya, waliba […]
Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah Su’aasha: Asc walaal waxan rabey inaad ii sheegto Marki aan gabar lahadli rabo moobil ama si toos ah Xubinta raga ayaa i kacda taasi maxaa sababi kara sideena ugu bogsoon karaa jiradaas. Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah […]
Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Meelaha ugu dareenka badan dumarka Su’aasha: AscĀ waxaan rabaa inaad i shegtaan jirka dumarka meelaha ugu dareenka badan dareenka kacsiga sida guska ninka uu u dareemo ama ku aaddan intee la dhihi karaa. Jawaabta: Su’aashan waxay u baahan tahay faahfaahin badan, dareenka naagta sida ninka oo kale ma aha, gabdhaha waxyaalo badan ayay u baahan […]
Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay Gabar aan guursan wali walal marwalba waxan dareema dareen xoog badan xili walba waxna waa barta guur diyar Uma ihi hada soomi lahana waqti dheer aya ku jira waxbarashada walal waxan sameyo ma aqaan waxan jira 22 sano habeenkii xata […]
Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay Su’aasha: Gabadha culimada waxaan ka maqlaa in codkeeda xitaa cowro yahay kawaran hadey gabadhu tahay wariye markaas oo kale cowro ma noqon kartaa gabadhuna meeshee ugu daran ee cowro ka tahay. Jawaabta: Gabadha jirkeeda oo dhan waa cowro wejiga iyo labada calaacal waxan ahayn marka salaadda […]
Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa

Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa Su’aasha: Wll waxaan isku arkay markaan akhriyo qoraalada talooyinka quseeya arimaha galmada ama wax kasta oo arimahaas quseeyo markaan arko ama aan dhageysto waxaan dareemaa kacsi siyaada ah, arintaas maxaa lagu sifeyn karaa xitaa hadalo kaftan ah, oo arimahaas quseeyo waaku kacsadaa talo isiiya wll. Jawaabta: Walaal hadalka […]
Ninkeyga maxaan ku xoojiyaa ila taliya

Su’aasha: walaalo wan idin salay salan ka dib ninkayga wuxuu la’yahay inuu dareen fican helo marka aan wada raxaysanayno isla markii wuu daalaa waxan ka wada raxada sarirta markii hoe sidaas ma ahayn, waqti badan ayu sameyn jiray galmada hadda neeftuur badan ayuu ka dareema marka uu samaynayo marka maxaa la dhihi karaa daawo ah. […]
