Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira waxana janadda igula jiray xaaskeyga iyo cunugeyga haddana janada ku arkay inan ka dagana guri qasri oo weyn aad u qurux badan. Jawaabta: Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay kuma furanto dhimasho dhab ah, waxay noqon kartaa inuu ka nasan doono dhibka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa

Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa Su’aasha: Ma daremo wax raaxo ah markan xaskayga u galmaanoyao guska mdaxisa waxan ka dareemaa kawaabyo wax raaxo ahna ma laha, guska ma damo wuu tagan yahay laakin waa raaxo ‘alaan, intaanan guursanin ka hor aad ayaan u siigaysan jiray ma la helaa daawo fadlan isoo jawaaba si […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha

Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha Riyada: Waxan ku riyooday ayado argalaanka Cano igu jiran timana ee ka buixan timahasna ma aha timo dher dher ee waa timo badan oo gagaban sida timiha marki la jaro camal. Fasirka: Riyada timaha ku jira cuntada guud ahaan waa riyo tilmaamaysa il iyo sixir iyo murugo, aargalaan caano […]

Categories
Caafimaadka Health

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa Su’aasha: Inkastoo aan aniga isticmaalin hadana Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado halisaha uu leeyahay daroogada saameysay dhalinyarada ee loo yaqaan taabuu taasoo aan maqlay in ay haliso badan leedahay balse dadka qaar ee isticmaalana waxay iigu sheegeen inay ka helaan firfircooni jireed iyo mid maskaxeed bal warbixin iga sii […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa fimanka wajiga ka soo baxa ee loo yaqaan fin qooqa dawadiisa inay siigada tahay ayaan maqlay aniga laftirkeyga markaan tijaabiyay waan arkay marka arintaas maxaa ka jir wll Jawaabta: Sheekada oranaysa fin doobka wuxuu ka dhashaa kacsiga sax ma ah. waxaa jira rag iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka Riyada Qof ku kufay suuq

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo Hooyo oo isla socono waxaana soconay meel dhiiqo badan oo suuq ah, xitaa kabta ayaa iga siibmatay markaasaan intaan dib u laabtay ayaan soo gashtay hooyo ayaan ku dhahay meeshaan meel dhiiqo badan waaye maad naga dhaaftid iyadana wexee idhahday waa caadi markaan suuqii gudaha u galnay hooyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya Su’aasha: Wan idin salaamy dadka webkan ka shaqeyo marka hore waxan qabaa su’aal muhim ah oo aan dad aanan waydin karin, xaaskayga waxan ku arkay marka aan shaqada galmada bilaabo oo anĀ  geedka galiyo jirkeeda oo dhan wuu gariiraa oohin daran ayay oynaysaa oo […]