Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii Su’aasha: kacsiga habeenkii aan guska damin wax shahwana ma damemo markan soo kaco waxan arkaa gsuka ooi tagan sida wax kawaabyo hayso oo kale arintaa habeeno badan ayan isku arkaa kacsigas cusur miyaa sidee loo daweyn karaa. Jawaabta: Kacsiga noocaas ah wuxuu ku dhacaa dadka hadda soo […]
Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii Su’aasha: Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid. Jawaabta: Inta badan arintaas marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada […]
Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa

Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa Su’aasha: Ma daremo wax raaxo ah markan xaskayga u galmaanoyao guska mdaxisa waxan ka dareemaa kawaabyo wax raaxo ahna ma laha, guska ma damo wuu tagan yahay laakin waa raaxo ‘alaan, intaanan guursanin ka hor aad ayaan u siigaysan jiray ma la helaa daawo fadlan isoo jawaaba si […]
