Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo suuqa ka raadinaayo kabo cusub aan gashto Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in ninka aad is guursan doonto soo dhow yahay. Kabaha suuqa laga raadinayo waxay calaamad u yihiin ninka aad guursan doonto. Ninka aad guursan doonto wuxuu noqon karaa qof firfircoon oo wax […]
Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay Riyada: Asc sheekh wali liima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fiican iga baxayso qudaarti aan suuqa geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday Fasirka: Waa riyo tilmaamayso barwaaqo Ilaahay ku siin doono, waxaad helaysaa lacag xalaal […]
Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay

Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay Riyada: Ani io walshey iga yar Aya suuq isku racnay iyado ay habeen thy wxan rabnay markiaa so gadanay iyada marka wiil ani xiriir igala. Dhexeyo aye wxay ka so qaday motadisa asagana wu u so dhibay Intan ku mash quul sanen canab mesha lagu […]
Riyada aragtida jiniga iyo suuqa iyo mugdiga

Riyada aragtida jiniga iyo suuqa iyo mugdiga Riyada: Asc bahda daruuro wllayal ilahay ha idinbarakeeyo akhiriyo aduunba wll waxan kuriyooday 3 riyo iska aga dhow waxaa jira suuq iidhow waan ka adeegan jiray markaa waxaan kuriyoday habeen anoo suqa kaloo idhow kasoo adeegtay waxyarna iga dhimanyahihiin adeega waxan isdhahay suuqankasoo gado markaa waxa iga hortimid […]
Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo

Riyada: Asc walal ifasira riyo naag bari hore igudan beysay aan arkay ayado uur leh oo sooman ana maso manen wana kashalaysana son la aanteyda suqa ayeey waxka gadaney say aad ban u warsaday waxey igu tiri heblayo wilki wa kawashay wansoracay gurigedi oo ah guri aan qurxonen oo niman kabuxan waxan wankaso cararay bananka […]
Waxaan Ku Riyooday anigoo jooga supermarket

Su’aasha: ASC _ gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo jooga supermarket meel u eg company waxaa dukaan Ka gudahisa Ku jiray Gabdho Muslim ah oo boorso yar wata iyo nin Cadan ah iyo will yar kadib waxan so aday Gabdhaha waxan arkay Inay Muslim yihin ano Cawinayo camal Inay wax Xadaana aanan Ka filanayn ano […]
Waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn

Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn , oo naagta leh leh $20 waaye, anigana wax ka yar dhahaayo , kawaran ? Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol fiican iyo lacag oo aad ku gadato waxa aad u baahan tahay, laakin waxaa ka horreeya ciriiri iyo lacag la’aan, bocorka waa arsaaq kuu […]
