Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay Riyada: qofkii ku riyoodo asoo dhex maraya dhiiqo badan oo dharka ka halaynaysa maxaa lagu fasiraa? Fasirka: Diiqada waxaa lagu fasiraa murugo qofka soo gaaraya, qofkii dharka ay dhiiqo ka gaarto wuxuu galayaa dhibaato iyo walwal xagga nolosha dhiiqada guud ahaan ma fiicna marka ay dharka hallayso. […]
Riyada qol dhiiqo mas ku jiro

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigo qol galaxy qolkaaso hoostiisa Ku dulduleshay oo alwaaxo Ka dhex qaday hoostiisa waxay ahayd dhiiqo mas watn ayaan Ku arkay kadibna waxaan arkay anigo ordaya oo aan arkaayo masas badan oo dhulka fidad Ka samaytay marina anigo dhinac uga boodaayo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa cadow inuu jiro oo […]
Fasirka Riyada Qof ku kufay suuq

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo Hooyo oo isla socono waxaana soconay meel dhiiqo badan oo suuq ah, xitaa kabta ayaa iga siibmatay markaasaan intaan dib u laabtay ayaan soo gashtay hooyo ayaan ku dhahay meeshaan meel dhiiqo badan waaye maad naga dhaaftid iyadana wexee idhahday waa caadi markaan suuqii gudaha u galnay hooyo […]
Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo dhiiqo ku dhex jiiro waxana watay shaatii cad wuuna iga wasaqow saiid. Marka fasirka riiyada dhiiqada qofka ku dhex dhaca maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dhiiqada ama dhooqada ma fiicna waxay tilmaamaysaa murugo iyo walbahaar aad u daran, sidoo kale […]
