Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado

Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado Riyada: Waxan ku riyoday anigoo dhintay dadka igu hareeraysana waan maqlayay oohintoda hadalkoda iyo in la iisi wado qabriga inaan hadlo ayaan rabaa laakin waan ogaa inaan dhintay mana is dhaqajin karin sidii qof rabo inuu dhaho ha ooyina anigu waan dhintaye maxa lagu fasiri shekh Fasirka: Riyada […]
Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo

Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo Riyada: Asc waxa kuriyode qof agano oo can eh oo dimanayo oo dadka dan ladahayo yanicafidono gawada wedimate kadib ani mido saxibo nahne isla secono aya daha qiyamaha aya lagare cabsi haist aya darema sedax bari kadib malinta qiyamaha aya lagara kadib gawada aya idehe soo qiyamaha […]
Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay

Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay Riyada: Waxaan riyo ku arkay hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenayo iyadoo kafankii ku xidhan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh oo mar hore dhacay aad soo xusuusan doonto ama kugu soo noqon doono. Waa arrin oo la xiriirta mustaqbalkaaga Ilaahay dhibka hnaga […]
Riyada gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay

Riyada gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay Riyada: Asc Walaal waxan ku riyooday habeen gabar yar oo dhawan ii dhalatay inay igu tiri xaaskeyga way dhimatay, anigana waan iska ooynaya riyadada dhexdeeda ilin badan way iga socota. maxaa lagu fasir gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay riyadada […]
Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya

Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey oo nool oo dhimatay zaaid baan u oyay marka marki la karfanay naxashka la saarayna dib uso nolaatay oo aan zaaid ugu farxay 2riyadeyda labad sheeq mar walbo biyaa I daba dhigtay oo meel ku jiro mar walbaa arkaa riyadaa biyo meel fadhigo […]
Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah waxaan so kacay anigo aad unaxsan si aan qof dintay ooga nixiin maxay noqon karta. Fasirka: Riyadan fasirkeeda wuxuu u badan yahay inuu noqon doono isbadal muuqa, culimada riyada fasiro waxay qabaan qofkii ku riyoodo […]
Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday Su’aasha: Asc wallo waxan xalay ku riyooday xaaskeyga oo dhashay kadib uu cunuga geeriyooday marka maxaa lagu fasir kara madama hadda uur leedahay 9 bilood ay tahay. Bal ii fasiir fadlan si deg deg ah Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato kula soo gudboonaanayso inshaa Allaah dhibaatadaas isla markii way dhamaanaysaa, […]
