Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan Su’aasha: scw bahda daruur idinko mahadsan su’aal baan qaba waxay tahay xaaskayga markaan galma la sameyo biyaha manida aan ku shubay isla markii ayay soo noqdaan waxaan maqlay hadday biyaha shahwada so noqonayan naagta uur ma qaadi karto waxa la rabaa naagta inay biyaha gudaha u galan ooysan […]
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah Su’aasha: Salaamu caleykum bahda daruur, Haweenka sidee ay ku qaadi kartaa uur mintaano ah, hadii la dhaho qaabka galmada loo sameeyo ayay ka dhalataa waa keee, ninka maku xirantahay naagtiisa inay ilmo mintaano ah qaado. Walalyaal isiiya talooyinka ay naagto uur mintaano ah oo cafimaad […]
Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa Su’aasha: Asc walaal ninkay markan galmo la samaynayo qoyan badan ayaa iga yimaada heer sariirta oo dhan biyo ka dhigo inta glmadu socoto biyaha ma joogsadaan waxaan maxa la dhihi karaa ma cudur baa biyahasna ma kaadi baa. Jawaabta: Waa arrin dabiici ah […]
Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto

Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto Su’aasha: waxan ahay gabar 28 jir ah waxan sigaysan jiray mudo badan waxay garaysaa 15 markaan guursaday raaxada bitabaxa ma gaaro gacantayda ayan u baahanay inaan ku rugo meesha kintirka laga jaray markas ayaan gariirka biyabaxa gaaraa maxaa xal ii ah […]
Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada

Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada Su’aasha: scw walaal biyabax dumarka siduu yahay ma jiraan dumar aan biyabixin oo raaxaysta Jawaabta: Raga iyo dumarka way ku kala duwan yihiin dhinaca biyabaxa ama shahwada, raga marka ay raaxaysanayaan ugu dambeyn biyo ayaa ka yimaada oo calaamad u ah inuu gaaray ninka meesha ugu dambaysa, laakin […]
Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan Su’aasha: sc gabadha waxan maqlay wax badan inay biyabixi karto hadalkas maxaa ka jiro ma jirtaa naag dhor jeer biyaha shahwada ka iman karaan Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan malga yaba inay bananka uso baxaan markay biyabaxayso. Jawaabta: Taas way dhacdaa naago qaar ayaa sidaas ah […]
Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay

Su’aasha: Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay? Jawaabta: Dumarka inta badan way daahaan xiliga galmada ninka ayaa ka hormara ninka hadduu rabo xaaska inay hortiisa biyabaxdo ama ay hal mar isla biyabaxaan waxaa laga rabaa inuu badiyo istiiinka. Gabar kaste meel ayay ka heshaa in laga taataabto ama laga salaaxo qofka waxaa […]
