Riyo kabo buudh aan soo iibsan rabo

Riyo kabo buudh aan soo iibsan rabo

Riyo kabo buudh aan soo iibsan rabo Riyada: salaam sheekh waxaan ku riyooday aniga iyo walaashay oo tagnay suuqa walaashay ayaa waxay doonaysaa inay iibsato kabo markaan tagnay waxaan tagnay meherad kabo oo laga buuxo markii ayaa la furay waan ka waynay kabo fiican waan ka soo baxnay meel kale ayaan tagnay kabo buudh oo […]

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay Fasirka: Aniga oo jooga is arkay addisababa wiil aan sxbo nahay isku aragnay hadana waxan arkay Nairobi anigo jooga Waxan fadhiyay BBS mall ku yaala Nairobi waxan wada fadhinay meel cafe ah Isla wiilki sxbkay ahaa ee addisababa isku aragnay waxan kulahaa waa marki labaad aan […]

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo suuqa ka raadinaayo kabo cusub aan gashto Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in ninka aad is guursan doonto soo dhow yahay. Kabaha suuqa laga raadinayo waxay calaamad u yihiin ninka aad guursan doonto. Ninka aad guursan doonto wuxuu noqon karaa qof firfircoon oo wax […]

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la'aan ah roob igu da'aayo

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo Riyada: Asc sheek waan ku salamay sheekh waxan ku riyooday anigo kabo la’aan ah oo sigsaan bes ah aan qabo oo roob igu da’aayo oo aan ordaayo roobkana igu daayo ifasir sheek shugran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad rabtay inay kugu adkaanayaan oo aad […]

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha Riyada: Shekh wxan kuriyooday labo riyood oo kala ah aniga oo wado dheer maraya meeshuna madow be ahayd habeen ah kadib talaabo aan qaadoba faraanti ayaan qaadanayay farantiyo aad u wada qurxoon ayaan aruursanayay oo dahab ah guriga markaan imaaday dadka guriga joogay odhan ban u qaybiyay halka anigana aan […]

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]

Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso

Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso

Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso Riyada: Walal waxaan kuriyooday labo kabood oo aan lahaa oo iga fakaday kadib waxaan arkay gabadh da,deeda aan kuqiyaasayo 15 sano oo qurux badan oo kabahaygi iikeentay iyadoo kabahaygi meel iigu kaydinaysay kadib waxaan kaqaatay kabahaygi markii aan kadhaqaaqay ayaa waxaan maqlay gabadhi yarayd oo lagu dhahayo wiilka […]