Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Acne on the face

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Acne on the face Su’aasha: Asc daruur wad ku mhdsthn howlaha aad bulshada u heysaan intaas kadib waxan idin weydiinayaa isbuuc hadeysan biya manida iga imaan waxan isku arkaa finan badan oo wajiga kaso baxo finkaas Maxa lagu tilmaami karaa markan biyaha manida iga yimadaan dhoor jeer wey […]
Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo Su’aasha: scw bahda daruur salaan kadib waa maxay cudurka cusb hada la sheegayo inuu dunida ka dilacay oo lagu magacaabay furuqda daanyeerada qofka cudrkaas ku dhacay maxa lagu gartaa daawo ma leeyahay fadlan faahfaahin iga siiya. Jawaabta: Cudurkan oo lagu magacaabo afka carabiga جدري […]
Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa

Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa Su’aasha: Asc waxaan in mudo ah raadinayey dawooyin aad Soo qorteen oo finka u wanaagsan balse waan waayey Waxaan isticmaalay Daawo Kareem ah oo lagu magacaabo Retinoid cream habeenka u horeysay aan marsaday waxaan dareemay in finka igu sii saaideen hadana maalin kadib Waxaan dareemay in finka iga […]
Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan maxaa daawo u ah

Su’aasha: Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan waan bujiyaa wax cad oo kakan ayaan ka soo baxa wajigana wax saas u badneen ayaa iiga yaala Boomaato nuucee u isticmaali karaa walaal teda kale waxaa garka iiga soo baxo fin weyn oo markaan majiijiyo waa sii weynaana arimahaas ma xasaasiyad […]
Kareemka Glysolid cudur ma keenaa

Su’aasha: Asc wllow waxaan ahay wiil cad waxaan marsadaa golysolid ama gali saliin sida ay somaalidu u taqaan Markaan marsado way i cadaynaysaa marka aan iska daayo xoogaa fil daro ayaa iga muuqanayso Mid kle markasta waan markasadaa xili walba waxaana ahay nin gymka dhigto oo feer yahan ah marka maqaarkayga ma jilcin kartaa bajaq […]
Finka wejiga maxaa xal u ah

Finka wejiga maxaa xal u ah Su’aasha: Waxan rabaaa wajigeyga wuxu leyahay finan ilaya tarnteydii wey iga babi la yihiin maraka waxa u fiican ii sheeeg. Jawaabta: Waxyaalo badan ayaa keenaya finka marka waxaa fiican in la ogaado sababka keenay si loo daaweeyo waxaad ka akhrisan kartaa qoraalladan ka hadlaya finanka waxa keeno iyo daawada: […]
Daawada ugu fiican wajiga barta madow ka tirtirta

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii sheegtaan daawada ama kareemka ugu fiican oo lagu nadiifin karo wejiga marka uu yahay maqaarka mid dufin wato oo qoraxda marka ay qabato madow noqda daawo aan dhib lahayn oo side effect lahayn mahadsanidin. Jawaabta: Maqaarka dadka qaarkooda waa mid saliid ama dufin leh oo qoraxda marka ay dhufato madoobaada, […]
