Fin doobka ma siigadaa daawo u ah
Su’aasha:
Waxaan idiin weydiinaa fimanka wajiga ka soo baxa ee loo yaqaan fin qooqa dawadiisa inay siigada tahay ayaan maqlay aniga laftirkeyga markaan tijaabiyay waan arkay marka arintaas maxaa ka jir wll

Jawaabta:
Sheekada oranaysa fin doobka wuxuu ka dhashaa kacsiga sax ma ah. waxaa jira rag iyo dumar aan kacsi lahayn oo leh findoob.
Waxaa jira sababo badan keenaya findoobka.
waxaa ka mid ah isbadallada hormoonada jirka gaar ahaan gabdhaha marka dhiigga xaydka kusoo socdo.
Sidoo kale walwalka iyo cabsida iyo fikirka cabsida leh
sidoo kale wasakhda jirka soo gaarta iyo dhidika ka dhasha qorraxda
sidoo kale waxyaalaha qaar oo wejiga la marsado oo keeni kara arrintaas
iyo mar kaste in la taataabto wejiga iyagoo qacmaha lagu soo xoqay fiman kale jirka ku yaalla.
sidoo kale qofka inuu iska badiyo cunto sokor badan leh sidoo kale caloosha marka ay fariisato qofka aan musqusha galin.
Marka siigada daawo uma ah wax shaqo kuma laha taas waxay siiyaadinaysaa dhib.
Daawada dabcan waxay noqon kartaa marka sababka la ogaado taasna waa in loo tago dhakhtar ku takhasusay cudurada maqaarka.
Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada
The story that acne is caused by arousal is not true. There are men and women who are not arousal and have acne.
There are many reasons for acne.
Among them are hormonal changes in the body, especially in girls when the menstrual blood flows.
Also, anxiety and fear and fearful thoughts
Also, dirt on the body and sweat from the sun
Also, some things that are applied to the face can cause this
And every time the face is touched with a cloth, other acne is on the body.
Also, the person should avoid eating foods that are high in sugar and also the person who does not go to the toilet when the stomach is empty.
So, dust is not a cure and has nothing to do with it, it only makes it worse.
Of course, the cure can be when the cause is known, and for that, you should go to a doctor who specializes in skin diseases.
