Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go'ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso Riyada: Asc sheikh xalay waxan ku riyooday anigoo tinta iga goayso oo qaybna dhaadheer tahay qaybna gaban tahy oo leh taakada iigu xirmi mayso iso fasir xaasna waan ahaye.   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad samaynaysay inay kaa kala halaabayaan Qaarna ay kuu nabadgalayaan, waxaasna waa arrimo […]

Waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo

Waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo

Waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo tintana way u tidcan thy hal tidac baa laga goostay   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro xagga lacagta, waxaa laga yaabaa lacag inay kaa khasaaarto ama ay kaa […]

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo Riyada: Asc waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo shekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hadal been oo dadka dhibanayo inaad ku hadli doonto. Waa hadal qalbiga jabinaya oo aad ku hadli doonto. Iska ilaali inaad ku hadasho hadal xun   Halkan ka daawo fasirka riyada timaha […]

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada: Asc walal waxaan ubahna fasirka riyada Ano joogo  meel timo  jare   ah oo  timaha laga jarto Marki ninki timaha  jaraha  aha uu damcey in uu bilaabo  timo  jariida  uu arkay  timahayga  oo timo  dumar  oo dhaadher  timahayga  lagu  dul  xidhay Ka dib marku damcay  in uu jaro  timaha  dumarka  ee igu  xidhan  sidi  aan […]

Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Su’aasha: Asc: ugu horeen riyada waxee kabilaabanee anigoo xaafadeeda dhankeeda usoosocda marka hore guri lagusheegayo dad fican inee dagneen ayaan gargaraacay waan kacararay dhanka xaafadeda soo aaday ilmo meesha kuciyarayan ayaan kudhex darsamaya ciyaartee xoog iigu dareen islamarkiina waxaan arkay ayagoo madaxa iga jarayo markee iga jareen kadib xanaaqay hadana waa isdajiyay kadib wiil meesha […]

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Su’aasha: Riyo gacanteyda oo cad oo xaad badan oo aan xirayo qofna ileyahay ha xiirin ee daa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto shaqo adag oo nin loogu talagalay adigana waxaad rabtaa inaad ka baxdo dhibka shaqadaas, timaha xaadada ee gacanta haweenka marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa dhibaato ama rafaad ama shaqo adag […]

Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Su’aasha: Asc bahda daruur Allah ha idin barakeyo waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray lkn hada kala harnay mararka qar wu iso salama riyada ku arkay asagoo soo qurxiyay timahisa oo sida qof hesaya iska dhigaya ane waxan dhahay ma qurxano sababto eh gar maleh markas ayu sameste gar ane waxa dhahay si […]