Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha

Riyada:

Waxan ku riyooday ayado argalaanka Cano igu jiran timana ee ka buixan timahasna ma aha timo dher dher ee waa timo badan oo gagaban sida timiha marki la jaro camal.

Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha
Riyada timaha ku jira aargalaanka caanaha

Fasirka:

Riyada timaha ku jira cuntada guud ahaan waa riyo tilmaamaysa il iyo sixir iyo murugo, aargalaan caano ku jira oo timo ay ku qasan yihiin waa astaan sixir iyo il waxaad akhrisataa adkaarta iyo quraanka.
Waliba riyada waxay tusinaysaa dhibaato iyo rafaad kula soo gudboonaanaya.

 

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo

A dream about hair in food is generally a dream that indicates evil, magic, and sorrow.

A dream about milk mixed with hair is a sign of evil and evil. You can read the Quran and the Quran.
The dream also indicates trouble and suffering that you will encounter.

Leave a Reply