Run ahaantii qof walba dunida ku nool wuxuu u orddaa mustaqbal fiican inuu gaaro. Mustaqbalka fiican waxaa loola jeedaa qofka inuu helo nolol wanaagsan adduun iyo aakhiraba, iyo dadka inay jeclaadaan iyo inuu helo lamaane fiican oo nolosha ka caawiyo. Sidoo kale adduunyada inuu Alle ugu caabudo sida laga rabay. Taas waxay qofka siinaysaa xasillooni […]
