Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo Riyada: sc riyada injirta fara badan oo madaxa dhan wada galayso kadib marka la shanleeyo timaha si daran usoo daadanayso injirta waxaa la socda qandhacil ama ukmaha injirta oo badan Fasirka: Riyada injirta waxay tilmaamaysaa dad liito oo ku dhibayo, dadkaas adiga ayaa wax siiyo ama […]

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota Riyada: Asc wll!! Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota waxan ahay gabar guur soo martay walaal i fasir riyada?? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil aad kala kulmi doonto guriga waxaa dhici karta dad adiga ku dhibayo inay jiraan oo aan wanaag kula rabin Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taxdar […]

Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto

Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto

Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto Riyada: wll habeen hore waxan kuriyooday wiil xiriir naga dhaxenjiray aan kala xanaaqnay bil kahor walashiisa ii imaaday mida kle anaga tukaan yar ayaa noofuran inta badan aniga ayaa joogo marka wax ayee iga gadanaysay 2wiil asiga ladhashay ayaa jiro wlshis waxay dhahday dumashiday hebel lambarkeeda […]

Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo

Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo

Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo Riyada: scw walaal qofka haduu arko diin oo guriga soo galayo diinka ma weyna qaabkiisa wuxuu soo qalayaa guriga wuxu ka imanayaa banaaka marka fadlan riyadaas ha lay fasiro Fasirka: Diinka ama diidiinka waxaad u taqaanaba waxaa lagu fasiraa qof suuban oo Alle caabudaya oo, riyada waxay […]

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo Su’aasha: waxaan Ku riyoday dooli cad oo wayn oo cunaaya dooli yar gudaha darbiga daaqadayda kadibna wan u dhawaday ano rabo inan dilo wuu baxsaday waxuu ka baxay daaqada oo xiran laba bir isku imadan meel ciriiri ah balsa waxa la yabanay dooliga wax cunayo waxuu ahaa […]

Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha: scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay. Jawaabta: Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa […]

Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay

Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay aan iska jiidaayo marka ugu dambeysana aan ku guuleysanaayo inaa iska fujiyo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad awood yeelan doonto waxa ku dhibaya oo hortaada taagan inaad iska leexin doonto siiba dadka xaasidka kugu ah iyo dadka cadowga kugu ah, waliba wax aadan […]